Liverpool, Chelsea, Man City, Barcelona, Juventus & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

(Yurub) 11 Luulyo 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga iyo Serie A.
Kooxaha Liverpool, Chelsea, Manchester City, Barcelona iyo Juventus ayaa ka mid ah Kooxaha waa weyn ee dheeli doona maana iyo caawa horyaalladooda.
Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub:-
ENGLAND – PREMIER LEAGUE
2:30 Duhurnimo Norwich City vs West Ham United
2:30 Duhurnimo Watford vs Newcastle United
5:00 Galabnimo Liverpool vs Burnley
7:30 Fiidnimo Sheffield United vs Chelsea
10:00 Habeennimo Brighton & Hove Albion vs Manchester City
SPAIN – LALIGA SANTANDER
6:00 Maqribnimo Osasuna vs Celta Vigo
8:30 Habeennimo Real Valladolid vs Barcelona
11:00 Habeennimo Atletico Madrid vs Real Betis
ITALY – SERIE A
6:15 Maqribnimo Lazio vs Sassuolo
8:30 Habeennimo Brescia vs Roma
10:45 Habeennimo Juventus vs Atalanta
FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.
Gool FM.