Day: July 11, 2020
-
England
Shaxda rasmiga ah ee Kulanka Liverpool iyo Burnley oo la shaaciyey… (Yaa ku bilowday safka hore kulanka ka dhacaya Anfield?)
(Liverpool) 11 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool vs Burnley kuwaasoo…
Read More » -
Champ' League
Maxkamadda CAS oo Man City ku wargelisay goorta ay ku dhawaaqayso go’aanka racfaankii looga mamnuucay Champions League
(Manchester) 11 Luulyo 2020. Maxkamadda ciyaaraha ee CAS ayaa shaaca ka qaaday goorta ay ku dhawaaqayso go’aankii ay ka gaartay…
Read More » -
England
Wakiilka ciyaaryahan Matteo Guendouzi oo Todobaadka soo socda la fariisanaya Kooxda Arsenal… (Maxaa laga wada hadlayaa?)
(London) 11 Luulyo 2020. Wakiilka ciyaaryahan Matteo Guendouzi ee Philippe Nabe ayaa la soo warinayaa inuu kulmi doono saraakiisha kooxda…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo Man City iyo Chelsea kula soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Ben Chilwell
(Manchester) 11 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay Chelsea iyo Manchester City kula biirtay…
Read More » -
England
Liverpool, Chelsea, Man City, Barcelona, Juventus & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub
(Yurub) 11 Luulyo 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid…
Read More » -
England
Horudhac: Brighton & Hove Albion vs Manchester City… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ka dhacaya garoonka Amex)
(Brighton) 11 Luulyo 2020. Brighton & Hove Albion ayaa doonaysa inay iska ilaaliso guuldarrooyin xiriir ah oo soo gaara horyaalka…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Valladolid vs Barcelona… (Kooxda Barca oo doonaysa inay soo yareyso dhibcaha ay Real Madrid kaga hayso hoggaanka horyaalka La Liga)
(Valladolid) 11 Luulyo 2020. Kooxda Barcelona ayaa eryanaysa hoggaamiyeyaasha horyaalka La Liga ee Real Madrid, waxaana ay doonayaan inay soo…
Read More » -
England
Horudhac: Sheffield United vs Chelsea… (The Blues oo doonaysa inay sii wadato guuldarro la’aanteeda xiriirka ah ee Premier League)
(Sheffield) 11 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa u safreysa garoonka Bramall Lane, halkaasoo ay kula soo ciyaari doonto…
Read More » -
England
Horudhac: Liverpool vs Burnley… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ka dhacaya garoonka Anfield)
(Liverpool) 11 Luulyo 2020. Kooxda ku guuleysatay horyaalka Premier League ee Liverpoolayaa eegeysa inay rikoorro cusub gaarto, marka ay galabta…
Read More »