Day: July 9, 2020
-
England
Pep Guardiola oo ka hadlay wararka mid ka mid ah xiddigaha Man City la xiriirinaya kooxda Barcelona
(Manchester) 09 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay inuu doonayo inuu sii joogo daafaca da’ada yar…
Read More » -
Spain
Kahor kulanka Deportivo Alaves, Zidane oo ka hadlay xaalada dhaawac ee Eden Hazard
(Madrid) 09 Luulyo 2020. Tababare Zinedine Zidane ayaa shir jaraa’id uu ka soo muuqday kahor kulanka Deportivo Alaves, wuxuu kaga…
Read More » -
England
“Waxaan ka shaqeyneynaa sidii aan u cusbooneysiin laheyn heshiiska Pogba” – Solskjær oo farriin u diray kooxda Real Madrid
(Manchester) 09 Luulyo 2020. Macalinka kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay in maamulka Red Devils ay haatan…
Read More » -
England
Wakiilka Kevin De Bruyne oo shaaca ka qaaday haddii ciyaaryahankan khadka dhexe uu ka tagayo Kooxda Manchester City
(Manchester) 09 Luulyo 2020. Wakiilka ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City, Kevin De Bruyne ayaa qubay wararka soo jeedinaya in…
Read More » -
England
Horudhac: Aston Villa vs Manchester United… (Mason Greenwood & Anthony Martial oo caawa goolal u baahan si ay rikoorro u gaaraan)
(Birmingham) 09 Luulyo 2020. Kooxda Manchester United ayaa isku deyi doonta inay sii kordhiso tartankeeda ku aaddan afarta koox ee ugu…
Read More »