Day: July 8, 2020
-
England
Hoos u dhaca ku yimid Real Madrid oo Man United ku dhiirrigelinaya inay sameyso heshiis weyn
(Yurub) 08 Luulyo 2020. Sida laga soo xigtay shabakada “le10sport” ee dalka France, kooxda Manchester United waxay dooneysaa inay ka faa…
Read More » -
England
Juventus oo qorsheeneysa in Man City iyo Barcelona ay ku garaacdo saxiixa mid ka mid ah xiddigaha ugu shidan Premier League
(Yurub) 08 Luulyo 2020. Juventus ayaa la sheegay in ay kula tartami doonto kooxda Manchester City si ay ula soo saxiixato…
Read More » -
England
Kaddib Leroy Sané, Pep Guardiola oo si maldahan u sheegay bixitaanka xiddig kale ee ka tirsan Manchester City
(Manchester) 08 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka dhawaajiyay suurtagalnimada uu kaga dhaqaaqi karo safka kooxda…
Read More » -
Italy
Muxuu ka yiri Cristiano Ronaldo guuldarradii xalay ay kala kulmeen kooxda AC Milan??
(Milano) 08 Luulyo 2020. Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay guuldarradii ay xalay kala…
Read More » -
Horyaallada
“Waxaan ahay madaxweyne, ciyaaryahan & tababare, horyaalkana waan qaadi lahayn haddii aan xilli hore imaan lahaa” – Zlatan Ibrahimovic
(Milano) 08 Luulyo 2020. Zlatan Ibrahimovic ayaa ku kaftamay inuu madaxweyne, ciyaaryahan, macallin ka yahay Milan, isagoo sidoo kale ka…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Barcelona vs Espanyol… (Barca oo u baahan inay hal dhibic u jirsato Real Madrid & Espanyol oo rabta inay guuldarro ka fogaato si aysan ugu laaban heerka labaad)
(Barcelona) 08 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa doonaysa inay sare u qaado rajadeeda ay ka qabto ku guuleysiga…
Read More » -
England
Horudhac: Brighton & Hove Albion vs Liverpool… (Kooxda Reds oo caawa sameyn karta rikoor aan loo baahnayn!)
(Brighton) 08 Luulyo 2020. Rumeynta riyada ah in Liverpool ay rikoorro kala duwan ka dhigto xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League ayaa…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester City vs Newcastle United… (Wax weliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ka dhacaya garoonka Etihad)
(Manchester) 08 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa caawa oo Arbacada martigelin doonta Naadiga Newcastle United, iyagoo raadinaya inay…
Read More »