Shaxda rasmiga ah kulanka London Derby ee Kooxaha Crystal Palace iyo Chelsea oo la shaaciyey

(London) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Crystal Palace iyo Chelsea ee London Derby.

The Blues ayaa booqanaysa garoonka Selhurst Park, halkaasoo kulan ka tirsan horyaalka Premier League ay kula soo ciyaari doonaan Palace.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HOOS KA EEG:-

Crystal Palace XI: Guaita, Van Aanholt, Cahill, Dann, Ward, McArthur, Milivojevic, Kouyate, Zaha, Ayew, Benteke.

Keydka Palace: Hennessey, Sakho, Woods, Mitchell, Riedewald, McCarthy, Meyer, Townsend, Pierrick.

Image

Chelsea XI: Arrizabalaga, Azpilicueta, Zouma, Christensen, James, Mount, Kante, Barkley, Pulisic, Giroud, Willian.

Keydka Chelsea: Caballero, Rudiger, Alonso, Jorginho, Pedro, Hudson-Odoi, Loftus-Cheek, Abraham, Batshuayi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close