Shaxda rasmiga ah ee kulanka caawa Kooxaha Arsenal iyo Leicester City oo la shaaciyey… (Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya Emirates?)

(London) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Arsenal iyo Leicester City.

Gunners ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhoweynaysa naadiga Leicester, iyadoo labada weeraryahan ee kooxahan, Aubameyang iyo Vardy ay ku tartamayaan caawa gooldhalinta horyaalka Premier League.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Arsenal: Luiz, Aubameyang, Lacazette, Mustafi, E. Martinez, Xhaka, Kolasinac, Bellerin, Tierney, Ceballos, Saka.

Keydka Arsenal: Sokratis, Macey, Pepe, Maitland-Niles, Torreira, Holding, Nelson, Willock, Nketiah

Safka hore ee Leicester: Schmeichel, Evans, Bennett, Albrighton, Vardy, Ayoze Perez, Tielemans, Ndidi, Iheanacho, Soyuncu, Justin.

Keydka Leicester: Fuchs, Morgan, Matty James, Nampalys Mendy, Praet, Ward, Gray, Choudhury, Barnes.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close