Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha AC Milan iyo Juventus oo la shaaciyey… (Ronaldo iyo Ibrahimovic oo ku wada bilowday)

(Milano) 07 Luulyo 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee kooxda AC Milan iyo Juventus ayaa la shaaciyey, iyadoo xiddigo waa weyn ay ku soo bilowdeen.

Zlatan Ibrahimovic, Lucas Paqueta iyo Ante Rebic ayaa ku soo bilowday safka hore ee kooxda AC Milan, halka Juventus ay ku soo bilowday Ronaldo, Gonzalo Higuain iyo Daniele Rugani, maadaama ay ka ganaaxan yihiin Paulo Dybala iyo Matthijs de Ligt.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee AC Milan: G Donnarumma; Conti, Kjaer, Romagnoli, Theo Hernandez; Kessie, Bennacer; Saelemaekers, Paqueta, Rebic; Ibrahimovic.

Keydka Milan: Begovic, A Donnarumma, Calabria, Bonaventura, Calhanoglu, Leao, Biglia, Colombo, Krunic, Gabbia, Laxalt, Maldini

Safka hore ee Juventus: Szczesny; Cuadrado, Bonucci, Rugani, Danilo; Bentancur, Pjanic, Rabiot; Bernardeschi, Higuain, Cristiano Ronaldo

Keydka Juventus: Pinsoglio, Buffon, Chiellini, Ramsey, Douglas Costa, Alex Sandro, Matuidi, Olivieri, Muratore, Coccolo, Vrioni

Garsooraha: Guida

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close