RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda AC Milan ay caawa kala hortagayso Juventus oo la shaaciyey…(Castillejo oo maqan & Zlatan oo ku jira)

(Milano) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda AC Milan ay caawa kala hortagayso Juventus, waxaana ku jira Calhanoglu & Zlatan oo liiskaan ku soo baxay.
AC Milan ayaa ka dhowaaqday 23-ka ciyaaryahan ee ay kala hortagayso kooxda Juventus, waxaana dhaawac ku maqan Castillejo, halka ay ku jiraan Calhanoglu & Zlatan.
Liiska xiddigaha AC Milan ay kala hortagayso Juventus oo dhammaystiran:-
Goolhayeyaasha: Begovic, G. Donnarumma, A. Donnarumma.
Daafacyada: Calabria, Conti, Gabbia, Theo, Kjaer, Laxalt, Romagnoli.
Khadka Dhexe: Bennacer, Biglia, Bonaventura, Calhanoglu, Kessie, Krunic, Paqueta, Saelemaekers.
Weerarka: Ibrahimovic, Colombo, Leao, Maldini, Rebic.
Gool FM.