RASMI: Dybala & De Ligt oo ka maqan liiska xiddigaha Kooxda Juventus ay caawa kala hortagayso AC Milan

(Milano) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Juventus ay caawa kala qeyb galayso kulanka ay wajahayso AC Milan, iyadoo Dybala & De Ligt ay ka maqan yihiin oo aysan ku soo bixin liiskan.

Kooxda Juventus ayaa ku dhawaaqday 22-ka ciyaaryahan ee ay kala hortagayso Milan, waxaana liiska dib ugu soo laabtay Chiellini & Sandro, halka ay ka maqan yihiin safka labada ciyaaryahan ee Dybala & De Ligt oo ganaax ku seegaya kulankan.

Image

Liiska xiddigaha Juventus ay kala hortagayso caawa Kooxda AC Milan oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Szczesny, Pinsoglio, Buffon

Daafacyada: De Sciglio, Danilo, Bonucci, Rugani, Chiellini, Sandro, Coccolo

Khadka dhexe: Pjanic, Ramsey, Matuidi, Rabiot, Bentancur, Muratore

Weerarka: Ronaldo, Costa, Cuadrado, Bernardeschi, Olivieri, Vrioni.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close