Day: July 7, 2020
-
Horyaallada
AC Milan oo guul weyn ka gaartay Juventus oo labo gool la horreysay, xilli Ronaldo iyo Ibrahimovic ay shabaqa soo wada taabteen… + SAWIRRO
(Milano) 07 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa guul weyn oo ay u qalantay ka gaartay Juventus oo…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Arsenal oo kaarka cas laga qaatay oo barbaro la gashay Leicester City, xilli Vardy uu goor dambe shabaqa gaaray… + SAWIRRO
(London) 07 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa barbaro 1-1 la gashay naadiga Leicester oo marti u ahayd, xilli…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo saldhigatay kaalinta saddexaad kaddib guul ay u dhibtootay oo ay ka soo qaadatay Crystal Palace kulan la iska dhaliyey shan gool… + SAWIRRO
(London) 07 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa soo gashay kaalinta saddexaad ee horyaalka Premier League kaddib markii guul…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha AC Milan iyo Juventus oo la shaaciyey… (Ronaldo iyo Ibrahimovic oo ku wada bilowday)
(Milano) 07 Luulyo 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee kooxda AC Milan iyo Juventus ayaa la shaaciyey, iyadoo xiddigo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee kulanka caawa Kooxaha Arsenal iyo Leicester City oo la shaaciyey… (Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya Emirates?)
(London) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Arsenal iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka London Derby ee Kooxaha Crystal Palace iyo Chelsea oo la shaaciyey
(London) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Crystal…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Barcelona ay habeen dambe kala hortagayso Espanyol oo la shaaciyey… (MSG oo hoggaaminaya & Firpo oo maqan)
(Barcelona) 07 Luulyo 2020. Waxaa goordhow la shaaciyey liiska xiddigaha ay Kooxda Barcelona habeen dambe kala hortagayso naadiga Espanyol, waxaana…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Dybala & De Ligt oo ka maqan liiska xiddigaha Kooxda Juventus ay caawa kala hortagayso AC Milan
(Milano) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Juventus ay caawa kala qeyb galayso kulanka ay wajahayso AC Milan,…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda AC Milan ay caawa kala hortagayso Juventus oo la shaaciyey…(Castillejo oo maqan & Zlatan oo ku jira)
(Milano) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda AC Milan ay caawa kala hortagayso Juventus, waxaana ku jira…
Read More » -
England
Tammy Abraham oo Mushahar kordhin ka dalbaday Kooxdiisa Chelsea… (Imise kun ayuu doonayaa in jeebka loo geliyo?)
(London) 07 Luulyo 2020. Weeraryahanka Kooxda Chelsea ee Tammy Abraham ayaa la soo warinayaa inuu kooxdiisa ku wargeliyey inuu doonayo…
Read More »