Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Villarreal iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 05 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Villarreal ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonka Estadio de la Ceramica si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Villarreal iyo Barcelona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Villarreal XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close