Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Southampton iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(England) 05 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Southampton ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonkeeda St. Mary’s si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Southampton iyo Man City.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Southampton XI:

Image

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close