Shaxda rasmiga ah kulanka Athletic iyo Real Madrid oo la shaaciyey, xilli Marcelo & Asensio ay safka hore dib ugu soo laabteen

(Bilbao) 05 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Athletic iyo Real Madrid.

Safka hore ee Los Blancos waxaa dib ugu soo laabtay Marcelo & Asensio, xilli kulankan uu dhaawac ku seegay Varane.

Haddaba halkaan hoose ka eeg shaxda labada kooxood oo dhammaystiran:-

Safka hore ee Athletic Club: R.García, Muniain, Berchiche, I. Martinez, D.García, Capa, Unai López, Y.Álvarez, I.Williams, Unai Simón, Córdoba.

Keydka Athletic: San José, Balenziaga, Iago Herrerín, De Marcos, Ibai, Kodro, Lekue, Asier Villalibre, Vesga, Núñez, Gaizka Larrazabal, Oihan Sancet.

Safka hore ee Real Madrid: Courtois; Carvajal, Militao, Ramos, Marcelo; Casemiro, Valverde, Modric; Asensio, Benzema, Rodrygo.

Keydka Real Madrid: Bale, Kroos, Isco, Areola, Vazquez, Mariano, Jovic, F Mendy, Brahim, Vinicius, Javi Hernández, Altube.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close