Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Liverpool iyo Aston Villa oo la shaaciyey xilli keydka la dhigay Firmino

(Liverpool) 05 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan maqribnimada maanta kooxaha Liverpool iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League.

Macallin Klopp ayaa keydka dhigay Firmino, halka uu safka hore ku soo bilaabay Salah iyo Mane.

Safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Gomez, Van Dijk, Robertson, Keita, Fabinho, Oxlade-Chamberlain, Salah, Origi, Mane.

Keydka Liverpool: Adrian, Wijnaldum, Firmino, Henderson, Minamino, Shaqiri, Jones, Elliott, Williams.

Aston Villa: Reina, Konsa, Hause, Mings, Taylor, McGinn, Douglas Luiz, Grealish, Trezeguet, El Ghazi, Davis.

Keydka Aston Villa: Nyland, Lansbury, Nakamba, Hourihane, Samatta, Jota, Guilbert, Elmohamady, Vassilev.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close