Liverpool, Man City, Real Madrid, Barcelona, Inter Milan & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

(Yurub) 05 Luulyo 2020.  Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga iyo Serie A.

Kooxaha Liverpool, Manchester City, Real Madrid, Barcelona, Inter Milan ayaa ka mid ah Kooxaha dheeli doona caawa horyaalladooda.

Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

2:00 Durhurnimo Burnley vs Sheffield United

4:15 Galabnimo Newcastle United vs West Ham United

6:30 Maqribnimo Liverpool vs Aston Villa

9:00 Habeennimo Southampton vs Manchester City

SPAIN – LALIGA SANTANDER

3:00 Galabnimo Athletic Bilbao vs Real Madrid

6:00 Maqrbinimo RCD Espanyol vs Leganes

8:30 Habeennimo Osasuna vs Getafe

11:00 Galabnimo Villarreal vs Barcelona

ITALY – SERIE A

6:15 Maqribnimo Inter vs Bologna

8:30 Habeennimo Brescia vs Verona

8:30 Habeennimo Cagliari vs Atalanta

8:30 Habeennimo Parma vs Fiorentina

8:30 Habeennimo Sampdoria vs SPAL

8:30 Habeennimo Udinese vs Genoa

10:45 Habeennimo Napoli vs Roma

FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close