Day: July 5, 2020
-
Spain
Barcelona oo guul ay u qalantay ka soo gaartay kooxda Villarreal… +SAWIRRO
(Spain) 06 Luulyo 2020. Barcelona ayaa guul ay u qalantay ka soo gaartay kooxda Villarreal oo ay ku booqatay Estadio de…
Read More » -
England
Man City oo guuldarro kala soo kulantay kooxda Southampton oo ay booqatay… +SAWIRRO
(England) 05 Luulyo 2020. Manchester City ayaa guuldarro kala soo kulantay kooxda Southampton oo ay ku booqatay garoonka St. Mary’s, kaddib…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Villarreal iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 05 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Villarreal ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonka Estadio de la Ceramica si ay…
Read More » -
England
Liverpool oo garoonkeeda Anfield guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Aston Villa… +SAWIRRO
(England) 05 Luulyo 2020. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Aston Villa, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Southampton iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(England) 05 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Southampton ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonkeeda St. Mary’s si…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Liverpool iyo Aston Villa oo la shaaciyey xilli keydka la dhigay Firmino
(Liverpool) 05 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan maqribnimada maanta kooxaha Liverpool…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul ay u baahneyd ka soo qaadatay Athletic Bilbao, xilli 7 dhibcood ay kaga qabatay hoggaanka kooxda Barcelona… +SAWIRRO
(Spain) 05 Luulyo 2020. Real Madrid ayaa saddexda dhibcood kaga soo qaadatay Athletic Bilbao garoonka San Mames oo ay ku booqatay,…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Athletic iyo Real Madrid oo la shaaciyey, xilli Marcelo & Asensio ay safka hore dib ugu soo laabteen
(Bilbao) 05 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Athletic iyo Real Madrid.…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay in mid ka mid ah xiddigeheeda uu seegi doono kulanka caawa ee Villarreal
(Villarreal) 05 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in ciyaaryahankeeda Firpo uu xanuun ka dareemayo dhaawac ka so…
Read More » -
England
Liverpool, Man City, Real Madrid, Barcelona, Inter Milan & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub
(Yurub) 05 Luulyo 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana…
Read More »