Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Wolverhampton iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(England) 04 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Wolverhampton ayaa naadiga Arsenal ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Molineux si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah horyaalka Premier League ee dalka England.
Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Wolverhampton iyo Arsenal.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Wolverhampton XI:
Arsenal XI:
Gool FM.