Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man United iyo Bournemouth ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(Manchester) 04 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa naadiga Bournemouth ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Old Trafford si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Manchester United iyo Bournemouth.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Man United XI:

Bournemouth XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close