Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea iyo Watford ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(London) 04 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa naadiga Watford ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Chelsea iyo Watford.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Chelsea XI:

 Image

Watford XI:

 Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close