RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka Villarreal oo lagu dhawaaqay… (Arthur oo ka mid ah & Umtiti oo maqan)

(Barcelona) 04 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha Kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka habeen dambe ay la leedahay Villarreal ee horyaalka La Liga.

Barcelona waxa ay goordhow xaqiijisay 24-keeda ciyaaryahan ee uga qeyb galaya kulaka ay booqanayso naadiga Villarreal, iyadoo uu Arthur ka mid ah yahay xiddigahaas, laakiin waxaa seegay oo ka maqan liiskan Umtiti oo dhaawacan.

Image

Liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay ku wajahayso Villarreal oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Ter Stegen, Neto, Pena

Daafacyada: Semedo, Pique, Lenglet, Araujo, Firpo, Alba, Morer, Roberto, Cuenca

Khadka dhexe: Rakitic, Busquets, Arthur, Vidal, Puig, Collado, Monchu

Weerarka: Suarez, Messi, Griezmann, Braithwaite, Fati

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close