Day: July 3, 2020
-
England
Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha June ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey…. (Kooxaha Man United & Wolves oo min labo ku leh)
(England) 03 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii June ugu fiicnaa horyaalka Premier League, iyadoo…
Read More » -
England
DAAWO: Goolasha u sharraxan abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa bishii June ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 03 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey siddeeda ciyaaryahan ee ku tartami doona abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa ama ugu…
Read More » -
England
Lampard & Solskjaer oo hoggaaminaya Tababareyaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha June ugu fiicnaa Premier League
(England) 03 Luulyo 2020. Labada tababare ee Lampard & Solskjaer ayaa hoggaaminaya liiska macallimiinta u sharraxan abaal-marinta tababaraha bisha June…
Read More » -
Germany
RASMI: Kooxda Bayern Munich oo xaqiijisay lambarka uu u xiran doono saxiixeeda cusub ee Leroy Sané
(Munich) 03 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday lambarka uu u xiran…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Leroy Sané kaddib markii uu si rasmi ah ugu biiray Kooxda Bayern Munich??
(Munich) 03 Luuliyo 2020. Kooxda Bayern Munich ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday maanta oo Jimco ah, inay ka saxiixatay xiddiga…
Read More » -
England
RASMI: Bayern Munich oo ku dhawaaqday inay la saxiixatay Leroy Sané
(Munich) 03 Luuliyo 2020. Kooxda Bayern Munich ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday maanta oo Jimco ah, inay la saxiixatay xiddiga…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Lionel Mesi inuu ka tagayo kooxda Barcelona
(Madrid) 03 Luuliyo 2020. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay wararka la isla dhexmarayay saacadihii la soo…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri tababare Pep Guardiola guushii ay xalay ka gaareen kooxda Liverpool??
(Manchester) 03 Luuliyo 2020. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa qirtay in Liverpool ay tahay kooxdii ugu fiicneyd ee…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo qiray awooda kooxda Man City kaddib guuldarradii ay xalay kala kulmeen
(England) 03 Luuliyo 2020. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay guuldarradii xalay ka soo…
Read More » -
Spain
Idaacada Cadena SER oo sheegtay hadal layaab leh ee ku saabsan mustaqbalka Lionel Messi
(Spain) 03 Luuliyo 2020. Idaacada “Cadena SER” ee dalka Spain ayaa sheegtay hadal layaab leh isla markaana niyadjab weyn ku ah…
Read More »