Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Getafe ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Madrid) 02 Luuliyo 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Getafe ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Real Madrid iyo Getafe.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Madrid XI:

Image

Getafe XI: 

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close