Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(Manchester) 02 Luuliyo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Liverpool ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Etihad si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Manchester City iyo Liverpool.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Man City XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close