Day: July 2, 2020
-
Spain
Real Madrid oo sii dheereysatay hoggaanka horyaalka, kaddib markii ay guul dirqi ah ka gaartay kooxda Getafe… +SAWIRRO
(Madrid) 03 Luuliyo 2020. Real Madrid ayaa sii dheereysatay hoggaanka horyaalka, kaddib markii ay guul dirqi ah kaga gaartay 1-0 kooxda…
Read More » -
England
Manchester City oo garoonkeeda Etihad si raaxo leh saddexda dhibcood kaga qaadatay Liverpool … +SAWIRRO
(Manchester) 03 Luuliyo 2020. Manchester City ayaa si raaxo leh saddexda dhibcood kaga qaadatay Liverpool Etihad Stadium, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Getafe ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Madrid) 02 Luuliyo 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Getafe ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano si ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 02 Luuliyo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Liverpool ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Etihad si ay u wada…
Read More » -
England
Leroy Sané oo qarka u saaran inuu si rasmi ah ugu biiro kooxda Bayern Munich
(Manchester) 02 Luuliyo 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester City ee Leroy Sané ayaa qarka u saaran inuu si rasmi ah…
Read More » -
England
Guardiola oo si layaab leh u soo gaba-bageeyay wararka la xiriirinaya Jadon Sancho inuu dib ugu laabanayo Man City
(Manchester) 02 Luuliyo 2020. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa iska diiday warar sheegaya in Jadon Sancho uu markale…
Read More » -
Spain
Rivaldo oo si kulul u wareeray tababare Quique Setién kaddib barbarihii ay la galeen Atletico Madrid
(Barcelona) 02 Luuliyo 2020. Halyeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa muujiyay sida uu kaga yaabay go’aankii uu…
Read More » -
England
David Alaba oo qeyb ka noqday qorshaha dib u dhiska Kooxda Manchester City ee xagaagan xilli Leroy Sané…
(Manchester) 02 Luuliyo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa in daafaca Bayern Munich ee David Alaba…
Read More » -
England
Tababare Pep Guardiola oo sharraxay qorshahooda la soo saxiixashada Jadon Sancho
(Manchester) 02 Luulyo 2020. Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Manchester City ay xagaagan isu diyaarineyso dib u…
Read More » -
Germany
Philippe Coutinho oo ka samraya kala bar mushaharkiisa si uu ugu ciyaaro koox aanan ahayn Barcelona
(Munich) 02 Luulyo 2020. Kooxaha kubadda cagta ee Barcelona iyo Bayern Munich ayaa horraan si ku meel gaar ah u kordhiyay heshiiska…
Read More »