Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha West Ham iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(London) 01 Luulyo 2020.  Kooxda kubadda cagta West Ham United ayaa naadiga Chelsea ku soo dhoweynaysa garoonkeeda London Stadium si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee West Ham United Chelsea.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

West Ham XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close