Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal iyo Norwich City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(London) 01 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa naadiga Norwich City ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Emirates si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Arsenal iyo Norwich City.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Arsenal XI:

Norwich City XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close