Month: July 2020
-
Afrika
CIID WANAAGSAN: Gool FM oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Adxaa
(Muqdhisho) 30 Luulyo 2020. qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan shacabka Muslimiinta…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo laga soo aqbalay dalabkii ay ka gudbisay Nathan Ake… (Goorma ayaa heshiiskan la dhammaystiri doonaa?)
(Manchester) 30 Luulyo 2020. Kooxda kubadda kubadda cagta Manchester City ayaa war wanaagsan u soo yeeray, iyadoo laga soo qablay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Magacee ayay Sergio Ramos iyo Pilar Rubio u bixiyeen Wiilkooda Afaraad ee dhowaan Adduunka ku soo biiray?
(Madrid) 30 Luulyo 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos iyo xaaskiisa Pilar Rubio ayaa magac cusub u…
Read More » -
England
Xiriirka FA-ga Ingiriiska oo go’aan ka soo saaray kulanka Final-ka FA Cup-ka ee ay ku ballansan yihiin Kooxaha Arsenal iyo Chelsea
(London) 30 Luulyo 2020. Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa go’aan ka soo saaray kulanka Final-ka FA Cup-ka ee ay…
Read More » -
England
Kai Havertz oo aan ka tagi doonin Kooxda Bayer Leverkusen illaa dhammaadka bisha soo socota… (Sidee wax u jiraan?)
(Leverkusen) 30 Luulyo 2020. Kai Havertz ayaa ka tagi doonin kooxda kubadda cagta Bayer Leverkusen ka hor inta uu ka dhammaanayo…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah Cagliari iyo Juventus oo la shaaciyay…(Miyuu ku soo bilowday Cristiano Ronaldo?)
(Italy) 29 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Cagliariiyo ayaa naadiga Juventus ku soo dhoweynaysa garoonka Sardegna Arena si ay u…
Read More » -
Champ' League
“Waan ka adkaan karnaa Real Madrid la’aanta Sergio Aguero” – İlkay Gündoğan
(Manchester) 29 Luulyo 2020. Xiddiga Manchester City ee İlkay Gündoğan ayaa kalsooni weyn ka muujiyay inay ka gudbi doonaan la’aanta Sergio…
Read More » -
England
DAAWO: Goolasha u sharraxan abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa bisha July ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 29 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey siddeeda ciyaaryahan ee ku tartami doona abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa ama ugu…
Read More » -
England
Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha July ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey, xilli Kooxda Chelsea ay labo xiddig ku leedahay
(London) 29 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha July ugu fiicnaa horyaalka Premier League, iyadoo…
Read More » -
England
Guardiola iyo Mourinho oo hoggaaminaya Tababareyaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha July ugu fiicnaa horyaalka Premier League
(England) 29 Luulyo 2020. Labada tababare ee Guardiola iyo Mourinho ayaa hoggaaminaya liiska macallimiinta u sharraxan abaal-marinta tababaraha bisha July ugu…
Read More »