Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Brighton iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(England) 30 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion ayaa naadiga Manchester United ku soo dhoweynaysa garoonka The American Express Community si ay u wada ciyaaraan kulan qeyb ka ah horyaalka Premier League ee dalka England.
Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Brighton & Hove Albion iyo Manchester United.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Brighton XI:
Man United XI:
Gool FM.