Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Barcelona) 30 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Atletico Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka Camp Nou si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Barcelona iyo Atletico Madrid.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Barcelona XI:

Image

Atletico Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close