Man United, Barcelona, Atletico Madrid, Juventus & Guud ahaan kulammada laga ciyaari doono caawa horyaallada waa weyn ee Yurub

(Yurub) 30 Juun 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga iyo Serie A.
Kooxaha Manchester United, Barcelona, Atletico Madrid, Juventus ayaa ka mid ah Kooxaha dheeli doona caawa horyaalladooda.
Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub:-
ENGLAND – PREMIER LEAGUE
10:15 Habeennimo Brighton & Hove Albion vs Manchester United
SPAIN – LALIGA SANTANDER
8:30 Habeennimo Mallorca vs Celta Vigo
11:00 Habeennimo Leganes vs Sevilla
11:00 Habeennimo Barcelona vs Atletico Madrid
ITALY – SERIE A
8:30 Habeennimo Torino vs Lazio
11:45 Habeennimo Genoa vs Juventus
FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.
Gool FM.