Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Newcastle United iyo Manchester City ee tartanka FA CUP oo la shaaciyay

(England) 28 Juun 2020 Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonka St James’ Park si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah siddeed dhamaadka koobka FA Cup
Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Newcastle United iyo Manchester City.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Newcastle United XI:
Manchester City XI:
Gool FM.