Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee tartanka FA Cup-ka oo la shaaciyay

(England) 28 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa naadiga Chelsea ku soo dhoweynaysa garoonka King Power si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah wareega siddeed dhamaadka tartanka FA Cup.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Leicester City iyo Chelsea .

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Leicester City XI:

Schmeichel; Justin, Evans, Soyuncu, Chilwell; Ndidi, Tielemens, Praet, Pérez, Barnes, Vardy.

Chelsea XI:

Caballero; James, Rüdiger, Zouma, Emerson; Kante, Gilmour, Willian; Mount, Pulisic, Abraham.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close