Day: June 28, 2020
-
Spain
Real Madrid oo guul ka soo heshay kooxda Espanyol oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Spain) 29 Juun 2020. Real Madrid ayaa guul ka soo heshay kooxda Espanyol oo ay ku booqatay garoonka RCDE Stadium, kaddib…
Read More » -
England
Man City oo iska xaadirisay afar dhamaadka tartanka FA Cup kaddib markii ay ka soo gudubtay Newcastle … +SAWIRRO
(England) 28 Juun 2020. Manchester City ayaa u gudubtay afar dhamaadka tartanka FA Cup kaddib markii ay guul 0-2 ah ka…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Espanyol iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 28 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Espanyol ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka RCDE Stadium si ay…
Read More » -
England
DEG DEG: Isku aadka afar dhammaadka tartanka FA Cup-ka oo haatan la sameeyey
(England) 28 Juun 2020. Waxaa la sameeyey goordhow isku aadka afar dhammaadka FA Cup-ka, iyadoo kulan adag uu ka soo…
Read More » -
England
Chelsea oo u gudubtay afar dhamaadka tartanka FA Cup kaddib markii ay guul dirqi ah ka gaartay Leicester City … +SAWIRRO
(England) 28 Juun 2020. Chelsea ayaa u gudubtay afar dhamaadka tartanka FA Cup kaddib markii ay guul dirqi ah kaga gaartay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Newcastle United iyo Manchester City ee tartanka FA CUP oo la shaaciyay
(England) 28 Juun 2020 Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonka St James’ Park si…
Read More » -
England
Arsenal oo u gudubtay wareegga semi-finalka FA Cup-ka kaddib guul ay ka gaartay Sheffield United
(London) 28 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa iska xaadirisay wareegga afar dhammaadka tartanka FA Cup, iyagoo garaacay kooxda Sheffield…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Leicester City iyo Chelsea ee tartanka FA Cup-ka oo la shaaciyay
(England) 28 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa naadiga Chelsea ku soo dhoweynaysa garoonka King Power si ay…
Read More » -
England
Manchester United oo afar ciyaaryahan ku qamaareysa si ay ula soo saxiixato Jadon Sancho… (Sanchez iyo Lingard oo qayb ka ah afarta xiddig)
(Manchester) 28 Juun 2020. Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya inay Manchester United fasaxeyso afar ka mid ah ciyaartoydeeda si…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo shaki galiyay mustaqbalkiisa Manchester City xilli qandaraaskiisa Etihad uu dhici doono sanad kaddib
(Manchester) 28 Juun 2020. Naadiga Manchester City ayaa wajaheysa cabsi badan marka la gaaro sanadka 2021, xilli macallinkeeda Pep Guardiola uu iska…
Read More »