Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Norwich City iyo Man United ee tartanka FA CUP oo la shaaciyay

(England) 27 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Norwich City ayaa naadiga Manchester United  ku soo dhoweynaysa garoonka Carrow Road si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah tartanka FA Cup

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Norwich City iyo Manchester United.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Norwich City XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close