Shaxda rasmiga ah kulanka Celta Vigo iyo Barcelona oo la shaaciyey… (Griez & Arthur oo aan ku jirin safka hore ee Barca!)

(Vigo) 27 Juun 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Celta Vigo iyo Barcelona kulanka maqribnnimada maanta baasmi doona ee horyaalka La Liga.

Kulankan ay Barcelona doonayso inay si ku meel gaar ah hoggaanka horyaalka La Liga ula wareegto ayaa waxaa safkeeda hore ku soo bilowday Fati & Puig, iyadoo Griez & Arthur aysan ka mid noqon safka hore ee Barcelona oo keydka la dhigay.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Celta: Smolov, Aspas, Yokuslu, Araujo, Denis Suarez, Kevin Vazquez, Blanco, Mendez, Saenz, Jacobo González, Aidoo.

Keydka: Nolito, J. Murillo, Rafinha, Fernandez, F. Bradarić, Santi Mina, Juan Hernandez, Villar, Pape Diop, Bermejo, D. Rosić, José Fontán

Safka hore ee Barcelona: Messi, Suarez, Pique, Rakitic, Vidal, Alba, Ter Stegen, Umtiti, Semedo, Riqui Puig, Fati.

Keydka:: Neto, Griezmann, Braithwaite, Lenglet, Arthur, Firpo, Pena, R. Araújo, Jorge Cuenca, Dani Morer, Monchu, Álex Collado.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close