Day: June 26, 2020
-
England
Klopp oo si xiiso leh kaga hadlay ku guuleysigooda Premier League, kaddib shir jaraa’id uu ka soo muuqday
(Liverpool) 26 Juun 2020. Tababaraha reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id oo maanta…
Read More » -
Germany
Kooxda uu ogolaaday Achraf Hakimi inuu ku biro xilli ciyaareedka cusub oo shaaca laga qaaday
(Yurub) 26 Juun 2020. Warbaahinta Talyaaniga ayaa xaqiijisay in garabka midig ee reer Morocco Achraf Hakimi uu ogolaaday inuu si joogta…
Read More » -
England
“Liverpool waxay kulan walba u ciyaartay sida inay tahay fursaddoodii ugu dambeysay” – Pep Guardiola oo ka fal celiyay ku guuleysiga Reds ee Premier League
(Manchester) 26 Juun 2020. Tababaraha Manchestern City ee Pep Guardiola ayaa qirtay inay ku guuldarreysteen inay xilli ciyaareedkan kula loolammaan horyaalka…
Read More » -
England
Kalidou Koulibaly oo qarka u saaran u dhaqaaqista Premier League… (Kooxda uu ku biirayo iyo qiimaha ay ku qaadaneyso)
(England) 26 Juun 2020. Difaaca kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly ayaa ugu dambeyn soo caga dhiganaya dalka Ingiriiska oo kooxo badan uga…
Read More » -
Spain
“Waxa uu la mid yahay Xavi” – Lionel Messi oo ammaan ugu qubeeyay Arthur Melo oo tagaya
(Barcelona) 26 Juun 2020. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ammaan ugu qubeeyay laacibka khadka dhexe ka ciyaara ee Arthur…
Read More » -
Italy
Arthur oo ugu dambeyn aqbalay Juventus, iyo waqtiga uu u duulayo Turin oo la shaaciyay
(Barcelona) 26 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay inay Arthur Melo ku qanciyaan kooxdooda, waxaana…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Van Dijk kaddib markii ay kooxdiisa Liverpool ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska 30 sano kaddib??
(Liverpool) 26 Juun 2020. Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Reds ay…
Read More » -
Germany
Erling Håland oo ka hadlay xiisaha kaga imaanaya kooxda Real Madrid
(Yurub) 26 Juun 2020. Weeraryahanka reer Norway iyo kooxda Borussia Dortmund ee Erling Håland ayaa fariin u diray kooxaha xiiseynaya isaga…
Read More » -
England
Jürgen Klopp oo farxad darteed la ilmeeyay kaddib markii ay Liverpool ku guuleysatay Premier League
(Liverpool) 26 Juun 2020. Tabaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp, ayaa carabka ku adkeeyay inay arrin layaab ah tahay in la…
Read More » -
England
Steven Gerrard oo fariin gaar ah u diray taageerayaasha Liverpool kaddib markii ay ku guuleysteen horyaalka Premier League
(Liverpool) 26 Juun 2020. Halyeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa fariin hambalyo ee gaar ah u diray taageerayaasha Reds, kaddib…
Read More »