Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee Kooxaha Southampton iyo Arsenal oo la shaaciyey… (Auba oo ku bilowday & Lacazette oo keydka ku jira)

(Southampton) 25 Juun 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee Kooxaha Southampton iyo Arsenal ayaa la shaaciyey, iyadoo Gunners ay booqaanayso Southampton.

Auba ayaa ka bilowday oo ka garab ciyaaraya Nketiah, halka Lacazette iyo Ozil ay keydka u fadhiyaan kooxda macallin Arteta.

Safafka labada kooxood oo dhammaystiran halkaan hoose ka eeg:-

Southampton XI: McCarthy, Valery, Stephens, Bednarek, Bertrand, Armstrong, Ward-Prowse, Hojbjerg, Obafemi, Redmond, Ings.

Keydka Southampton: Gunn, Vestergaard, Long, Adams, Romeu, Walker-Peters, Smallbone, Vokins, Tella.

Arsenal XI: Martinez, Bellerin, Mustafi, Holding, Tierney, Pepe, Ceballos, Xhaka, Saka, Nketiah, Aubameyang.

Keydka Arsenal: Macey, Sokratis, Lacazette, Ozil, Maitland-Niles, Nelson, Willock, Kolasinac, Smith.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close