Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(London) 25 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonka Stamford Bridge si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Chelsea iyo Manchester City.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Chelsea XI:

Image

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close