Day: June 25, 2020
-
England
Chelsea oo garaacday Man City isla markaana horyaalka Premier League gacanta u galisay Liverpool…+SAWIRRO
(London) 26 Juun 2020. Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Man City, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo waddada guusha dib ugu soo laabtay kaddib markii ay garaaceen Southampton oo kaarka cas laga qaatay… + SAWIRRO
(Southampton) 25 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa waddada guusha dib ugu soo laabtay kaddib markii ay guul ka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(London) 25 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Manchester City ku soo dhoweynaysa garoonka Stamford Bridge si ay…
Read More » -
England
Aubameyang oo rikoodh cajiib ah ka sameeyay kulanka haatan socda ee Southampton
(England) 25 Juun 2020. Macalinka reer Spain iyo kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ku soo bilaabay xiddiga reer Gabon ee…
Read More » -
Spain
Rivaldo oo si xiiso leh kaga hadlay arrinta ku aadan in garsoorka uu muddooyinkii u dambeeyey la safnaa Real Madrid
(Yurub) 25 Juun 2020. Xiddigii hore ee Kooxda Barcelona Rivaldo ayaa bilaabay aragti xiiso leh oo ku aaddan in garsoorku…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee Kooxaha Southampton iyo Arsenal oo la shaaciyey… (Auba oo ku bilowday & Lacazette oo keydka ku jira)
(Southampton) 25 Juun 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee Kooxaha Southampton iyo Arsenal ayaa la shaaciyey, iyadoo Gunners ay…
Read More » -
Italy
Waqtiga ay Barcelona iyo Juventus dhammeystirayaan heshiiska is dhaafsiga ee Arthur & Pjanic oo la shaaciyay
(Turin) 25 Juun 2020. Waxaa ugu dambeyn soo dhowaaday in uu guuleysto damacii Juventus ee ahaa inay Barcelona Miralem Pjanic kaga…
Read More » -
England
Arsenal oo war farxad leh heshay kahor kulanka caawa ay booqanayso Southampton
(London) 24 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal oo dhowaanahan la tacaaleysay dhibaatooyin guuldarrooyin iyo dhaawacyo isugu jira ayaa hadda…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo jawaab kulul siiyay Gerard Pique
(Madrid) 25 Juun 2020. Difaaca kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray xiddiga Barca ee…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo ka jawaabay hadalkii Guardiola ee ahaa inuu xiddigahiisa muhiimka ah nasin doono kulanka Chelsea
(Liverpool) 25 Juun 2020. Waxaa caawa wada ciyaari doona kooxaha Chelsea iyo Manchester City, ciyaar micno gaar ah ugu fadhisa kooxda…
Read More »