Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Mallorca ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Madrid) 24 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Mallorca ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Real Madrid iyo Mallorca.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Madrid XI:

Image

Mallorca XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close