Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester United iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(Manchester) 24 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa naadiga Sheffield United ku soo dhoweynaysa garoonka Old Trafford si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Manchester United iyo Sheffield United.

 Markii ugu horreysay ayey safka hore ee Kooxda Manchester United ugu wada bilowdeen Pogba & Fernandes.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Manchester United XI:

Sheffield United XI:

Image

Man Utd XI: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, Matic, Fernandes, Pogba, Martial, Rashford, Greenwood

Keydka Man Utd: Romero, Bailly, Mata, Pereira, Fred, James, Ighalo, McTominay, Williams

Sheff Utd XI: Moore, Baldock, Stevens, Basham, Jagielka, Robinson, Norwood, Fleck, Lundstram, Mousset, McGoldrick

Keydka Sheff Utd: Verrips, L.Freeman, McBurnie, Sharp, K.Freeman, Osborn, Rodwell, Zivkovic, Berge.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close