Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(LIverpool) 24 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa naadiga Sheffield United ku soo dhoweynaysa garoonka Anfield si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Liverpool iyo Crystal Palace.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Liverpool XI:

Crystal Palace XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close