Day: June 24, 2020
-
Spain
Real Madrid oo dib ula wareegtay hogaanka horyaalka La Liga kaddib guul ay ka gaareen Kooxda Mallorca… +SAWIRRO
(Madrid) 25 Juun 2020. Real Madrid ayaa dib ula wareegtay hogaanka horyaalka La Liga kaddib guul ay kaga gareen Kooxda Mallorca…
Read More » -
England
Liverpool oo saddexda dhibcood kaga qaaday kooxda Crystal Palace garoonkeeda Anfield…+SAWIRRO
(Liverpool) 24 Juun 2020. Liverpool ayaa saddexda dhibcood kaga qaaday kooxda Crystal Palace garoonkeeda Anfield, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0,…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Mallorca ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Madrid) 24 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Mallorca ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano si…
Read More » -
England
Man United oo guul ay u qalantay Old Trafford kaga gaartay kooxda Sheffield United… +SAWIRRO
(Manchester) 24 Juun 2020. Manchester United ayaa guul ay u qalantay garoonkeeda Old Trafford kaga gaartay kooxda Sheffield United, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(LIverpool) 24 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa naadiga Sheffield United ku soo dhoweynaysa garoonka Anfield si ay u…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester United iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 24 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa naadiga Sheffield United ku soo dhoweynaysa garoonka Old Trafford si…
Read More » -
England
Da’yarkii hore ee Kooxda Chelsea,Tariq Lamptey oo jabiyay rikoor siddeed sano u yaallay Harry Kane
(Brighton) 24 Juun 2020. Difaaca dhallinyarada ah ee Tariq Lamptey ayaa kulankiisii ugu horreeyay ee Premier League ah u saftay kooxda Brighton…
Read More » -
England
Arsenal oo dalab ka gudbisay xiddig u ciyaara Barcelona
(London) 24 Juun 2020. Maadaama ay Arsenal ku billaabatay si liidata dib usoo laabashada horyaalka Premier League, sidoo kalena ay soo…
Read More » -
England
Mid ka mid ah kubbad abuurayaasha ugu wanaagsan qaaradda Yurub oo baxsad u ah Liverpool
(Liverpool) 24 Juun 2020. Naadiga Liverpool ayaa akhbaar farxad leh heleysa kaddib markii ay ogaadeen in xiddiga khadka dhexe kubadda kaga…
Read More » -
Champ' League
DHALASHO WACAN Lionel Messi… (Wax ka ogow toddobo rikoor oo gaar u ah kabtanka Barcelona iyo Argentina)
(Barcelona) 24 Juun 2020. Maanta oo kale sanadkii 1987 waxaa dunida ku soo biiray ciyaaryahanka u dhashay dalka Argentina oo lagu magacaabo Lionel…
Read More »