Tottenham, Barcelona, Napoli & Guud ahaan kulammada laga ciyaari doono caawa horyaallada waa weyn ee Yurub

(Yurub) 23 Juun 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga iyo Serie A.
Kooxaha Tottenham, Barcelona iyo Napoli ayaa ka mid ah Kooxaha dheeli doona caawa horyaalladooda.
Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub:-
PREMIER LEAGUE
8:00 Habeennimo Leicester City vs Brighton & Hove Albion
10:15 Habeennimo Tottenham Hotspur vs West Ham United
LALIGA SANTANDER
8:30 Habeennimo Levante vs Atletico Madrid
8:30 Habeennimo Real Valladolid vs Getafe
11:00 Habeennimo Barcelona vs Athletic Bilbao
SERIE A
8:30 Habeennimo Verona vs Napoli
8:30 Habeennimo SPAL vs Cagliari
10:45 Habeennimo Genoa vs Parma
10:45 Habeennimo Torino vs Udinese
FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.
Gool FM.