Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 23 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Athletic Bilbao ku soo dhoweynaysa garoonka Camp Nou si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Barcelona iyo Athletic Bilbao.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Barcelona XI:

Image

Athletic Bilbao XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close