Day: June 23, 2020
-
Spain
Barcelona oo si ku meel gaar ah ku sii qabatay horyaalka La Liga, kaddib markii ay guul dirqi ah ka gaartay Athletic Bilbao… +SAWIRRO
(Spain) 24 Juun 2020. Barcelona ayaa si ku meel gaar ah ku sii qabatay horyaalka La Liga, kaddib markii ay guul…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 23 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Athletic Bilbao ku soo dhoweynaysa garoonka Camp Nou si ay…
Read More » -
England
Miyuu Maxamed Saalax diyaar u yahay kulanka Crystal Palace? Klopp ayaa ka jawaabaya
(Liverpool) 23 Juun 2020. Tababare Jürgen Klopp ayaa daaha ka qaaday go’aankiisa kaga aadan suurtogalnimada uu Maxamed Saalax kaga qeyb gali…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Mallorca
(Madrid) 23 Juun 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Ciyaaryahan weyn oo laga helay coronavirus
(Yurub) 23 Juun 2020. Dunida oo dhan ayaa wali la tacaaleysa xanuunka coronavirus, inkastoo uu yaraaday xawligii uu ku socday, balse…
Read More » -
Aasiya
FIFA oo labo koob adduun qabaneysa sanadka 2022… (Sidee loo kala ciyaari doonaa?)
(Zuric) 23 Juun 2020. Iyadoo kubadda cagta saameeyn adag uu ku yeeshay xanuunka aafeeyay dunida oo dhan ee coronavirus, haddana xiriirrada…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester United oo heshiiska u kordhisay laacibkeeda khadka dhexe ee Scott McTominay
(Manchester) 23 Juun 2020. Scott McTominay ayaa heshiis cusub qalinka ugu duugay Manchester United, kaasoo kooxda ku sii hayn doonaa…
Read More » -
Horyaallada
Cristiano Ronaldo oo rikoor cusub ka dhigay horyaalka Serie A guushii ay xalay gaartay Kooxdiisa Juventus
(Turin) 23 Juun 2020. Rigoore uu dhaliyey qeybtii hore kulankii ay xalay guusha ka gaareen Bologna xiddiga xulka qaranka Portugal…
Read More » -
England
Tottenham, Barcelona, Napoli & Guud ahaan kulammada laga ciyaari doono caawa horyaallada waa weyn ee Yurub
(Yurub) 23 Juun 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Barcelona vs Athletic Bilbao… (Barca oo doonaysa inay waddada guusha dib ugu soo laabato, lana wareegto hoggaanka horyaalka La Liga)
(Barcelona) 23 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa doonaysa inay waddada guusha dib ugu soo laabto marka ay caawa…
Read More »