Day: June 22, 2020
-
England
Man City oo garoonkeeda Etihad guul weyn ay u qalantay kaga gaartay kooxda Burnley… +SAWIRRO
(Manchester) 22 Juun 2020. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Burnley, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Spain
“Labadan halyeey ayaa tusaale ii ahaa” – Arthur Melo
(Barcelona) 22 Juun 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Arthur Melo ayaa xaqiijiyay in halyeeyada reer Spain ee Xavi…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester City iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 22 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Burnley ku soo dhoweynaysa garoonka Etihad si ay u…
Read More » -
Spain
“Ku ciyaarista Camp Nou way ka adag tahay Santiago Bernabéu” – Tababaraha kooxda Athletic Bilbao
(Spain) 22 Juun 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Athletic Bilbao ee Gaizka Garitano ayaa sheegay in ku ciyaarista garoonka Camp Nou…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo iska indho tiray magaca Cristiano Ronaldo
(Yurub) 22 Juun 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa iska indho tiray magaca Cristiano Ronaldo, kaddib…
Read More » -
England
Musiibadii Arsenal waxaa u sabab ah saddex xiddig oo laga helay coronavirus kahor kulankii Man City… (Miyey ka qayb qaateen kulankii Etihad?)
(London) 22 Juun 2020. Bandhigga liita ee kooxda Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inuu sabab u noqday xanuunka coronavirus oo toddobaadkii…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya Kulanka Athletic Bilbao oo lagu dhawaaqay… (MSG oo hoggaaminaya & Xiddigo muhiim ah oo maqan)
(Barcelona) 22 Juun 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Athletic Bilbao.…
Read More » -
England
Napoli oo ka soo jawaabtay dalabkii ay Kooxda Liverpool ka gudbisay Daafaca Kalidou Koulibaly
(Naples) 22 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Napoli ee Waddanka Talyaaniga ayaa ka soo jawaabtay dalabkii ugu horreeyey oo ay…
Read More » -
England
Xiddigii hore ee Manchester United, Morgan Schneiderlin oo Tijaabada caafimaad u maray Koox cusub
(Manchester) 22 Juun 2020. Sida la xaqiijiyey ciyaaryahankii hore ee Kooxaha Manchester United iyo Southampton, Morgan Schneiderlin ayaa tijaabada caafimaad…
Read More » -
England
Waa kuma xiddiga ka ciyaara Portugal ee Tababare Pep Guardiola uu doonayo inuu keeno Kooxda Man City?
(Manchester) 22 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan Tababare Pep Guardiola ayaa doonaya inuu garoonka Etihad keeno daafac ka ciyaara…
Read More »