Shaxda rasmiga ah kulanka Merseyside derby kooxaha Everton iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(England) 21 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Everton ayaa naadiga Liverpool ku soo dhoweynaysa garoonka Goodison Park si ay u wada ciyaaraan kulanka Merseyside derby ee horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Everton iyo Liverpool.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Everton XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close