Shaxda rasmiga ah kulanka maanta ee Kooxaha Aston Villa iyo Chelsea oo la shaaciyey… (Yaa ugu soo bilowday Blues?)

(Birmingham) 21 Juun 2020. Shaxda rasmiga ah ee kulanka maqribnimada maanta ay ku soo galayaan kooxaha Aston Villa iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Tababare Lampard ayaa safkiisa hore ku soo bilaabay Giroud, Willian iyo Kante.
Ruben Loftus-Cheek ayaa ku soo bilowday safka hore ee Kooxda Chelsea markii ugu horreysay tan iyo markii uu dhaawac halista ah soo gaaray bishii May sanadkii 2019-kii.
SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Safka hore ee Aston Villa: Nyland, Hourihane, Grealish, McGinn, Hause, Mings, Targett, El Ghazi, Ngoyo, Davis, Douglas Luiz
Keydka Aston Villa: Reina, El Mohamady, Taylor, Bastón, Jota Peleteiro, M. Samatta, Trezeguet, Nakamba, I. Vassilev
Safka hore ee Chelsea: Willian, Azpilicueta, Giroud, Alonso, Kovacic, Rudiger, Kepa, Christensen, Kante, Loftus-Cheek, Mount
Keydka Chelsea: Caballero, Pedro, Barkley, Zouma, Emerson, Abraham, Pulisic, Reece James, Gilmour.
Gool FM.