Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Sociedad iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 21 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Sociedad ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka Reale Seguros si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Real Sociedad iyo Real Madrid.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Sociedad XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close